Xeer Ilaalinta Jubbaland oo soo saartay Ammar ku socda Saraakiisha Booliiska

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland ayaa ku amray laamaha booliska in ay u hoggaansamaan shuruucda iyo xeerarka u degsan haynta la tuhunsanayaasha iyo baarista eedeysaneyaasha ku xiran goobaha sharcigu u asteeyey sida Saldhigyada  iyo Xabsiyada. Qoraal kasoo baxay Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland ayaa lagu sheegay in aan saldhig iyo xabsi toona lagu heyn karin … Continue reading Xeer Ilaalinta Jubbaland oo soo saartay Ammar ku socda Saraakiisha Booliiska